Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Diyaarada Lagu soo Rasaaseeyay Kismaayo oo ka soo Degtay Garoonka KM 50
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:19
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:80
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 26 2008
Diyaarada Lagu soo Rasaaseeyay Kismaayo oo ka soo Degtay Garoonka KM 50
Written by Ali Moallim   
Tuesday, 26 August 2008

Kismaayo,(insidesomalia.org)-Diyaarada kuwa khaadka keenaha ah oo sida la shegay lagu soo Rasaaseeyay Magaalada Kismaayo ayaa ku soo degtay garoonka Macmalka ah ee KM 50 ee Gobolka Shabelaha hoose.

 

Diyaaradani oo la mid ah tii todobaadkii tagay ku soo dhacay garoonkaasi ayaa waxaa illo ku dhow dhow garoonka ay sheegeen in diyaaradasi ay ku yaaleen illaa 50 Xabadood isla markaana marka ay soo degeeysay ay ka daadanayeen Shidaalka iyo weliba Biyaha.

 

Nin ku soo gaabiyay Magaciisa Xiirey oo ka mid ah holwadeenda Garoonka KM 50 ayaa waxaa uu Saxaafada u xaqiijiyay in diyaaradaasi iyadoo qiiqesa ay ka soo degtay garoonka KM 50,isla markaana ay ka mid aheeyd kuwa khaadka keena Dalka Soomaaliya.

 

Dhawaan ayeey aheed markii diyaarada la mid ah mida hada ku soo degtay garoonka KM 50 ay ku soo dhacday isla garoonkaasi, taasi oo baalka ku dhufatay siin ka mid ah kuwa u taagan isgaarsiinta dalka isla markaana ay ku geeriyoodeen 3 pilot oo diyaaradaasi waday.

 

Ma jiraan wax war ah oo ka soo baxay ganacatadii ay u rarneeyd diyaaradaasi iyo weliba hay’adii ay ka diiwan gashaneeyd ee Dalka Kenya.

 

 

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >